Skip to main content

Posts

Showing posts from 2017

I moogaa dadkeeygii mise waa is moogsiis

I moogaa dadkeeygii (wacyiga dhalinyarada) =============================== Inkasta oo aaysan dhab noqon Karin wax walba oo aad maleysato, balse miir u dhugashadu iyo maalmo aad u fiirsato, darastid oo si qoto dheer ugu kuur gashaayi, waxa aad kusii dhawaneysaa inaad ka gun gaadho is moogeysiin mise mooganaantoodda. Malahaagu markaa buu rumoobaa ama kugu macno beela oo been iyo wax kama jiraan uu ku biyo shubtaa.! Magaca aan doonayo inaan muhiimada siiyo wa magac dunidu aay ka baqato toog baqdin weyn, markalena aay ku faraxdo, farxad aad uga fog cabir ka lugu mi-qiyaaso farxadda heerarkeedda kala gadisan, adiguba garwaaqso eraygan dhalinyaro inuu yahay, awood badane, caqli badane, hami badane,hoga tusaaleeye , hagaajiye,hiigsade,hal abuure, hogaamiye. Malaha maha oo waa beenteye bal aan si kale u iraahdo eraygan oo aan ku celiyo, Dhalinyaro waa, habaar qabe,halis badane, hoog badane , holac daare , dhiig cabe, iimaan laawe. Bal markan kawaran? Malaha waa sax soow mahan, kala saari...

Let me glimpse our old arts and literature ( Somalia)

Let me glimpse our old arts and literature  ( Somalia) To trace back may mind and all feelings, to glimpse how songs were organized and how singers handle the listener's attention was quietly amazing!, How well they perform musical instruments such as guitar and its pleasant hearing was unforgettable, admirable harp instrument and how well they play for their fingers was one of greatness that had our farmer arts and literature. Songs of elder singers had perfect sounds which sensing the heart, words they used in the middle  of songs, we considered that it represent and expresses our inner feelings, our hero singers deserve to remember include legend Mohamed Suleyman Tubec, legend Hassan Adam Samatar, legend Omar Dhule Ali and legend Qadra Dahir Ege when they were singing a song of love, our soul gets comfortable , or while they sing a song of broke up , our soul feel heartbreaks, it hurts and  influence those in broke up, because it had imagination of their real lif...